Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hurdo la'aan xiliga habeenkii?

(1/1)

Cabdiqani1988:
 asc   dhamaan waad  mahadsantihiin waxaan  rabaa in aan wax badan ka ogaado  arin  mudadan i haysate oo ah
hurdo la,aan . hurdada oo aad igu adag runtii hadaad mar tooso kuma laaban karo
waana mudo  3 mibool.

SomaliDoc:
Maalintii miyaa hurudaa? Mise nasataa?
Sedexdaa bilood maxaa kugu soo kordhay caafimaadkaaga ama noloshaada?
Ma welwel ama stress ayaa jiro?
Qaabkee iyo meeshii aad ku hurdi jirtay miyaa isbadalay?
Ma wax daawo ama daroogo ah miyaa isticmaashaa?
Subaxii ma shaqo tagtaa, shaqadane maxaa ku soo kordhay 3-da bilood ee aad hurdo la'aanta aad tahay?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version