Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena shahwada kaadida ka damabaysa?

(1/1)

Mohamed Abdirizak:
markii aan kaadida dhamaysto marmarka qaar waxaa iga imaanaya biyaha loo yaqaan shahwada ilaa 3 ama 2 dhibcood
hadaba su,aashaydu waxay tahay biyahaas maxaa sababay makuwo horay xiniyaha ugu haray baa maxaa saamayn ah oo ay yeelankaraan

mahadsanidiin

SomaliDoc:
Horay ayaan uga hadalnay waxa keeni karo cilaldaan ee kaga boqo qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version