Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena xubinta taranku inay qalloocsanto?
(1/1)
Shaakir999:
Maxaa keena xubinta taranku inay qalloocsanto, maxaase lagu daawayn karaa,
jawaab waafiya iyo warbixin faaffaahsan iga siiya wll arintaas waxay dhakhatirtu ka yidhahden.
Waana mahadsantihin
SomaliDoc:
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaas ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5695.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version