Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay frustration?
(1/1)
Maxamedjeyte:
?????? ?????.
waxan rabaa in sharaxaad la iga siiyo
waxa uuyahay
frustration? mxaa sababo? calaamadihiisa ?
see loo daaweyn kraaa?
mhdsanidiin.
SomaliDoc:
Erayga frustration waxaa luqada afsoomaaliga ugu dhow erayga ah "Caalwaa" ama "caal waa".
Waa dareen uu qofka dareemo markuu dhibsado arrin u hagaagi waysay ama wax uu rabay oo uu gaari waayo, waa dareen murugo iyo niyadjab abuuri kara.
Frustration-ku waa dareen ee cudur ma ahan, laakiin wuxuu isku badali karaa cudurka niyad jabka, welwelka, murugada iyo diiqada.
Halkaan ka baro cudurka niyad jabka iyo diiqada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,878.0.html
Akhriso qoraalkaan muhiimka ah oo ku saabsan sida aad "caal waaga" iyo murugada u xallin lahayd: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2845.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version