Author Topic: Su'aal: Maxaan kaga hortagi karaa uurka?  (Read 4350 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mumtaz Isack

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaan kaga hortagi karaa uurka?
« on: November 17, 2015, 06:52:19 PM »
asc dhamaan waan salaaamayaa bahda pagekan  waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtaan suaasham
maxaan kaga hortagi karaa uurka aniga oon wali waxba dhalin oo aroos ah sababa caafimaadna aan u rabin in aan hada wax dhalo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaan kaga hortagi karaa uurka?
« Reply #1 on: December 05, 2015, 01:07:12 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan siyaabaha uurka looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: