Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaan kaga hortagi karaa uurka?
(1/1)
Mumtaz Isack:
asc dhamaan waan salaaamayaa bahda pagekan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtaan suaasham
maxaan kaga hortagi karaa uurka aniga oon wali waxba dhalin oo aroos ah sababa caafimaadna aan u rabin in aan hada wax dhalo
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan siyaabaha uurka looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version