Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

(1/1)

Gacalsame:
asc wr wb waa idin salamay dhamantin
waxaan weydin lahaa dhaqtarka waxan guursaday mar dhaw waxan qabaa xaaskeyga mudo dhan 10 maalmood sadaxda maalmo ugu danbeysay waxaa xanuunayo calosha mesha hoose iyo naasaha ibtooda
arintaaas maxaa keeni kara ???
barakalahu fiikum

SomaliDoc:
Caloosha qeybta hoose oo majiir laga dareemo iyo culeys naasaha ah waxay ka imaan kartaa isbadal hormooanda ku dhaca, xilliga ay caadada soo dhowdahay oo kale ama xilliga arooska.
Waxay kaloo ka dhalan kartaa xanuuno kale oo aana labada astaamba aysan xiriir lahayn.
Fadlan hadduu xanuunka sii darsado al xiriir dhakhtar si loo baaro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version