Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Walaalkey ayaa caloosha laga qabtaa?

(1/1)

Amal2004:
Waxaan aad usalamay dhaman dhaqatirta ilaahey ha idinka abaal mariyo aqiiriyo Aduunbo         su aasheyda wax wayay walaalkey oo somalia joogo ayaa caloosha laga qabta oo xanuunto waxuuw xanuunkas hayna in muda 2 ila 3maalmod oo uuw afka wax sarii kariin cuntada uuw cuno waa uuw so matagaya waxuuna ahay  in mudoo badan ah  waxaan la dhaha wax ku hayo waa jaardi laambi goryaanki ladhahay   marka waxaan raba in aad iga caawisan dawada ku haboo ee qofkas qadaan karo aniga waxan ku suganahay america 

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso xanuunka uu keeno Jaarda laambiyaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,837.0.html
Midda kale waxyaabo badan ayaa keeni karo calool xanuunka, hadduu qofka markuu daawo qaato oo weli xanuunka uu dareemayo waa in baaritaano lagu sameeyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version