Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyaha raggu asal ahaan waa maxay?
(1/1)
Mohamed Abdi Naasir Ali:
asc wr wb waad salaamantihiin dhamaan somalidoc ugu horeyn waxaan mahad balaaran usoo jedinayaa dadki isku hoolay iney ufuraan dadkooda web ay ugu faaidenayaan waxaan idin leeyahay rabi ha idin barakeyo,
hadaan uguda galo suaasheyda waa sidaan
biyaha raggu asal ahaan waa maxay ? hadi uu ninku in badan galmo sameeyo 5 jeer camal ma wax saamen ah baan ugu imaanaya?
miyuu ubaahanyahay haduu dhoor jer galmo sameeyo wax nafaqa ah ninku mise waa iska caadi saameen xag jirka ah ama dhigisa ah kuma imanayaan?
waxaan ubaahanahay information dheer o ku saabsab biyaha ragga? hadi ay noqdaan kuwa yar mala badin karaa? hadi uu gaabiyo meesha uugaarsin karo biyaha majiraan daawooyin usahli karo inuu dheereyo tiirada gamida biyaha si ugaari meeshi loogu talagalay ?
waxaan rajeynaa inaad fahanteen suasheyda iigana soo jawaabi doontaan mahadsanidin
SomaliDoc:
Su'aashaada horay ayaa loog jawaabay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5945.0.html
Akhriso su'aal ku saabsan waxyaabaha shahwada badin karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2850.0.html
Akhriso cunnada u roon raganimada oo kor u qaada tayada shahwada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version