Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aalo: Nabro yar yar oo afka ku sita wax yar oo cad?

(1/1)

Ahmedsahal:
Asc waxaan rabaa doctor in wax layga fahan siiyo waxan isku arkay nabro yar yar oo afka ku sita wax yar oo kusan misana cad makan riixo ama?majiijiyo ? an kaso saro wixi ku jiray saad  xunun baa darema meeshna way bararee. Waxan rajayna tallo wacan Insh allh


Thnks doctors

SomaliDoc:
Nabrahaas halkee ku yaallaan? ma wajigaa mise meel kale?

Ahmedsahal:
Waxay ku yalaan badanaa wijiga iyo duudka ama?dhabarka?

SomaliDoc:
Nabarada aad tilmaantay waa nooc ka mid ah findoobka ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version