Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Timaha oo gurma Maxa keena?

(1/1)

Ahmedsahal:
[/url]ASC  Dr waxan dhibaato igu haya Timaha oo ka gurma afka hore ee madaxa ama fooda dhib uma arkaynin
Marki hore lkn hada timahii gadaal ayay u gurteen inta yar ee foodda gurantay kahartayna wa bisbis ama Timaha kale aad bay uga jilcan yihiin maxaa sameeyaa :-[ :-[

SomaliDoc:
Taasi waxay noqon kartaa bidaar bilaw ah ee ka akhriso halkaan bidaarta iyo noocyadeeda iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5726.0.html

Waxaa kaloo halkaan ka akhrisan kartaa waxyaabaha keeno in timaha ay daataan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version