Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Afka oo wax uraayo kasoo baxaan?
(1/1)
EnG YaSiN:
Salaan kadib, waxaan isku arkay in xiliyada qaar gaar ahaan xiliyada aan cadeesanaayo ay afka kasoo baxaan wax yar oo isku dhagan hadan aad u uraayo marka waxaan rabaa in waxaas waxay yihiin la ii cadeeyo haduu cudur yahayna tallo la iga siiyo.
Mahadsanidiin
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa uu yahay xanuunkaas iyo siyaabaha aad ula tacaali kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version