Author Topic: Su'aal: Waa maxay cad cadka afka caruurta ka soo baxa?  (Read 6045 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay cad cadka afka caruurta ka soo baxa?
« on: October 25, 2015, 09:46:45 AM »
Asc walaalaha qaaliga ah caruurtayda waa 45 maalmood jir waxay ku dhasheen cad cad afka ah daamanka dhexdooda cabeeb ayaan umaleeynay dhaqtar ayaa la geeyay daawo ayuuna usoo qoray welina ma baabi in hda waxay bilaabeen diliqooda inuu soo uro infction dhiiga jira ma noqon karaa tan kale calool majiir ayeey qabaan waxaan usoo gaday gripe water marka la siiyo weey ku sixdaan ilaa afka abuur ka keenaan oo aan ku sigano inaan ambulance wacno caanaha hadii loogu daro wax dhiba miyaa ka jira mahadsnidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay cad cadka afka caruurta ka soo baxa?
« Reply #1 on: October 30, 2015, 01:28:22 PM »
Ilmaha qandho ma leeyihiin?
Naaska ma diidayaan mise way dhuugaan?
Masaasad miyaa wax lagu siiyaa?
Cunuga saxaro ma leeyahay?
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waa maxay cad cadka afka caruurta ka soo baxa?
« Reply #2 on: October 30, 2015, 03:27:38 PM »
Qandho malahan caanaha mar mar weeydiidaan gaar ahaan marka afka laga nadiifiyo saxaradooda weey saxaroodaan markeey saraxaroonayaan ooyin weey majiirtaan mana adka saxarada

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay cad cadka afka caruurta ka soo baxa?
« Reply #3 on: November 10, 2015, 01:40:24 PM »
Hadduu ilmaha ay naas nuugayaan, saxarane ay leeyihiin, qandho aysan jirin waxaa dhici karto in ay calool majiir kaliya ay tahay aad ayayna ugu badan tahay ilmaha yaryar ee fadlan la xiriiri dhakhtar caruurta ah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Balqiisahaaji

  • Newbie
  • *
  • Posts: 23
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waa maxay cad cadka afka caruurta ka soo baxa?
« Reply #4 on: December 12, 2015, 08:38:18 PM »
asc dr suaashayda waa tan cml 2bo bilood iyo bar bay jirta afkeeda cad cad buleeyahay qandho yarna way jirta afkana xanuun kumahayo lkn cad cad kaas maxa waaye

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay cad cadka afka caruurta ka soo baxa?
« Reply #5 on: December 18, 2015, 07:36:31 PM »
Halkaan ka akhriso waxa u keeno ilmaha cusub calool majiirka iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5987.0.html
Cadcadka afka aad tilmaantay haddii aysan cunuga naas nuujinta u diidaynin, qandhane aysan ku haynin ama calyo iska socoto wax dhib ah malahan ee dhakhtar la xiriiri insha'llah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 71780
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 74742
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 68242
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 52303
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50258
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc