Author Topic: Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?  (Read 35217 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Calanside

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?
« on: December 15, 2015, 06:34:10 PM »
asc walal waxen ku ware ray arin ila so darsay kaso ah sida tan waxan guursaday mudo laga jogo 4 bilod waxana isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin less than 2 to 3 minutes waxen ku noolahay usa truck driverna wa ahay mar waxan u sababeya babasirkayga i hayo marna wan da yarahay oo 30 ayan hada galay ee maxa igu dhacay waxan ka xishonaya inan qof waresto  dhaqtar noce an u tagana ma aqano waxan islaha howsha kugu cusub mudo ka dib caadi baad noqonaysa balse wax is bedel ma lana ee ila tali oo mixi cilmi ee alle ku baray arintaydan wax iiga sheeg mahadsanidin jazakumulah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?
« Reply #1 on: December 18, 2015, 08:07:37 PM »
Arintaan biyobaxa degdegta ah waa cillad ay ka sheegtaan dad badan, inkastoo dadka qaar aaminsan yihiin in baabasiirku uu xiriir la leeyahay laakiin dhkahaatiirtu ma hayaan weli xiriir la hubo, sidaas awgeed waxaan kugula talin lahaa in aad marka hore akhrisatid qoraalkaan kooban ee ku saabsan biyo-baxa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Midda kale waxaa haboon in aad la xiriirtid dhakhtar qalliin guud si uu baabasiirka kaaga eego, hadduu yahay mid aan dhib lahayn iyo mid u baahan in lagaa qalo, akhriso cudurka baabasiirka iyo waxyaabaha uu keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html

Dhakhtarka aad u baahan tahay oo kaal talin karo arrintaan waxaa la dhahaa "Urologist" waana takhasus raacsan qalliinka, haddii ay jirto cillad kale oo u baahan dhakhtar kale isagaa kuu diri doono.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25763
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26465
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24761
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9388
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5989
Last post March 18, 2016, 12:05:20 PM
by SomaliDoc