Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunka gaaska sidee looga hortegi karaa

(1/1)

Barkhat:
Marka hore asc wr wb dhamaan diktoorada webkan muhiimka ah ee somalidoctor.

Intaa ka dib diktoorada waxaan waydin lahaa xanuunka gaaska sidee looga hortegikaraa qofka aan qabin ilaahay baa wax ilaaliyee sidee buu uga taxadari karaa inuu gaastarik ku dhaco?.

Thnks my dear doctors!

SomaliDoc:
Sida gaaska looga hortagi karo iyo cunnada uroon intaba ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html
Waxaa kaloo muhiim ah in aad akhrisatid waxa gaaska uu yahay iyo astaamaha lagugarto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version