Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caada haweynka ?

(1/1)

Fatxiya1:
asc
   hadii eysan caadada ku iman waqtigeeda tusaale bil waxee ku imaneysa 25bari kadib bisha ku xigta 30bari kadib bisha kusii xigta 27bari kadib maxaa keena in aysan isku waqti iman? maxaana lagu daweyn kara

caadada oo eyla socoto xinjiro waaweyn idana maxaa keena?
 

       mahadsanidiin

SomaliDoc:
Akhriso caado wareerka waxa keeno iyo waxa lagu daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html
Akhriso waxa keeno caadada badan ama xinjirooyinka wadato: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4157.0.html
Akhriso qoraal kale oo ku saabsan xanuunka caadada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version