Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: biyahayga qaar ayaa kasoo noqda xaaska?
(1/1)
Kingboy10:
asc
waxan ahay aroos cusub marka aan xaskyga u galmodo bayahyga qaar aya kaso noqda ayada marka ma wax wal wal ah ayay igu hysa
SomaliDoc:
Su'aashaada horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5768.msg15552.html#msg15552
Navigation
[0] Message Index
Go to full version