Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Nabro duudka qaybta koro iga yaalo?
(1/1)
Ismacil:
Asc Doctor ad aya ugu mahadsantihin howsha no heysin allah khayr ha.idinku badalo ## Nabro badan o qarna bur buran yihin qarna afka wax cad ku wato aya mudo dher ila 6 sano cml duudka iyo madaxa qaybta danbo iga so baxan mar mar e ad u badanyihin sida marka biyo ad u kulul ku qubesto dhaqatir badan a la xariray o maqarka ah ama guud dawade I qoren o dhana inta isticmalayo a ku ronada marka dhemastana we igu so labtan kaniniyal qalajie e u badnayen iyo karemo dhaqatirta qar waxe I dhahen maqarkaga a qalalan karemo dufan leh isticmal qar qoraxda isku dhig walina wa iga so baxan nabraha mar mar xata dhig a ka yimado plz jwb
SomaliDoc:
Xanuunada maqaarka waxaa lagu gartaa aragti ee fadlan haddaa awoodid sawirka nabraha aad tilmaantay noogu soo dir bogeena Facebook farriin ahaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version