Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cilad iga heysta makaan u tagayo xaaskeyga?

(1/1)

Saacid64:
a/c walalayaan waxaan idin weydiinaa cilad iga heysta makaan u tagayo xaaskeyga badanaa waxaa igu dhacday markuu guska ii kaco inta aan u raaxeynaayo wax yar ka dib wuu iga damaa hadanan gudaha markiiba u galinin cilaas aya isku arkay mudo 5 saco ah dadeydu waa 32jir waxan guursaday 2005

SomaliDoc:
Saacid, halkaan ka akhriso waxa keeni karo kacsi la'aanta iyo hami yarida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html

Saacid64:
waad mahadsantihiin 100% jazaka llaah kheyr waxsana ileyk

Navigation

[0] Message Index

Go to full version