Author Topic: Su'aal: Xulbada foosha ma soo dadajisaa?  (Read 19220 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Umu Mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xulbada foosha ma soo dadajisaa?
« on: December 26, 2015, 05:05:17 PM »
asc somli doctors

1) wll waxaan rabaa inaan ogaado XULBADA inay foosha ama dhalida ilmaha ay fududeyso marka la cabo?
2) MAXAA KEENA IN  FOOSHU IMAAN WEYDDO ILAA LA ISTICMAALO KINIINKA KA FOOLIYA HOOYADA UURKA LEH?

THANKS




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xulbada foosha ma soo dadajisaa?
« Reply #1 on: January 14, 2016, 11:40:29 AM »
Xulbadu waxay jirka u leedahay faa'idooyin badan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.0.html
Xiriirka xulbadu ay u leedahay foosha daahdo, ka akhriso halkaan jawaab ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5532.0.html

Calaamadaha Foosha, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,494.0.html
Heeraraka Foosha, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1702.0.html

Haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay, fadlan iigu soo gudbi isla halkaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xulbada lagu daro dhir kle sida malab xabadsowdo iyo moringa?

Started by QalbiyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9063
Last post March 18, 2016, 11:48:04 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Hadii aan xulbada u isticmaalo bodybuilding ahaan?

Started by NucmaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4334
Last post February 15, 2016, 04:58:43 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xulbada ma la siin karaa caruurta?

Started by MAANKABoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10554
Last post December 28, 2014, 02:47:27 AM
by Drkheyre
Su'aal: Marsashada xulbada meelo ka mid ah jirka?

Started by Nimco cabdisamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22651
Last post September 08, 2019, 05:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xulbada waan ku cayilay?

Started by Hafsa MohaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8007
Last post August 12, 2015, 12:45:36 PM
by SomaliDoc