Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xulbada foosha ma soo dadajisaa?

(1/1)

Umu Mohamed:
asc somli doctors

1) wll waxaan rabaa inaan ogaado XULBADA inay foosha ama dhalida ilmaha ay fududeyso marka la cabo?
2) MAXAA KEENA IN  FOOSHU IMAAN WEYDDO ILAA LA ISTICMAALO KINIINKA KA FOOLIYA HOOYADA UURKA LEH?

THANKS

SomaliDoc:
Xulbadu waxay jirka u leedahay faa'idooyin badan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.0.html
Xiriirka xulbadu ay u leedahay foosha daahdo, ka akhriso halkaan jawaab ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5532.0.html
Calaamadaha Foosha, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,494.0.html
Heeraraka Foosha, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1702.0.html
Haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay, fadlan iigu soo gudbi isla halkaan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version