Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa sababa fad go'a?
(1/1)
Kamaal:
wan ina salamay mudanayaal-waxaan ina ka codsanaa in aad ii sharaxdan waxa keena fad go,a ama in bishin ama carabka nabar yar oo xannuun ah kaso baxo
SomaliDoc:
Waxay ku xiran tahay nabarka nooca uu yahay ee fadlan haddii aa sawir ka soo qaadi karto nabarka aad ku tilmaantay Fad go'a, ku soo dir bogeena facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia
Kadib ila socodsii.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version