Author Topic: Su'aal: Sidee loo Ogaan karaa in Tuunbooyinka Makaanka ee Hooyadu Xidhan yahay?  (Read 5340 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Josof

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Asc Waxaad Dhakhtar Sharaxaad iga Siisaa Astaamaha ay Haweenaydu ku ogaan karto/ama lagu ogaan Karo in Tuunbooyinka Makaanka/ Ilmo Galeenku Xidhmaan?
Waad Mahadsan Tihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Fadlan faahfaahin su'aashaada, ma waxaa ka hadlaysaa tubooyinka inay xiran yihiin sida lagu ogaado?
Misa afka minka goorka uu furmo iyo markuu xiran yahay?
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: