Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee loo Ogaan karaa in Tuunbooyinka Makaanka ee Hooyadu Xidhan yahay?

(1/1)

Josof:
Asc Waxaad Dhakhtar Sharaxaad iga Siisaa Astaamaha ay Haweenaydu ku ogaan karto/ama lagu ogaan Karo in Tuunbooyinka Makaanka/ Ilmo Galeenku Xidhmaan?
Waad Mahadsan Tihiin

SomaliDoc:
Fadlan faahfaahin su'aashaada, ma waxaa ka hadlaysaa tubooyinka inay xiran yihiin sida lagu ogaado?
Misa afka minka goorka uu furmo iyo markuu xiran yahay?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version