Author Topic: Su'aal: Xinjiroowga xididada?  (Read 3428 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maryan Bintu Yaasiin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xinjiroowga xididada?
« on: January 01, 2016, 04:33:34 PM »
Asc wll waxn ahy mamo xanuunsan okacaba naysa luga cadurka la dhahoo xidi dada luga kala gooys yada   waxn jooga buntland gar ahn bosaso dhakhaatiir badn wan utegay xanuun kaa dartii adyban ubur buran yihiin tuuboyin ayd mooda adbayna ixanuunan  haldhakhtar aya iyiri waqaliin xanuun kan marka wall idinkoo raali ah isoojawaba wixii tala siin ah alaha idin xifdiyo wcs




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xinjiroowga xididada?
« Reply #1 on: January 09, 2016, 05:11:42 PM »
Waxaan rabaa in aad kala soocdid labada xanuun ee aad isku qastay, cinwaanka su'aashaada iyo su'aasha sidaa u dhigtay isku cudur ma ahan.
Ma wax baaritaan miyaa lagugu sameeyay oo laguu sheegay in xinjir fadhiso xidida lugaha? Mise adigaa iska qiyaastay?
Maxaa yeelay xinjiroobista waa xanuun ka duwan bararka iyo kuuskuuska ay xididada yeeshaan khaasatan waxay bilaabmaan uurka ka dib, haddii ay hooyadu dhowr da' dhashay ama ay xambaarsanayd uurjiif culus ama mataano way ka sii daran tahay.

Fadlana soo faahfaahi xanuunkaaga, kadib ayaan warbixin dheeraad ah ku siin karaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Xinjirowga Xididada Lugaha / Deep Vein Thrombosis (DVT)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Qaliinka

Replies: 0
Views: 83538
Last post September 02, 2008, 09:48:55 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xinjir xidhay xididada araga ee maskaxda?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8391
Last post July 10, 2011, 09:26:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan qabaa neerfe ama xididada i xanuunayo?

Started by Jaamac123Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 10
Views: 11329
Last post July 28, 2015, 10:21:16 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xididada xiniinta dhagax ayaa ku jira?

Started by SharmacowlyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3395
Last post December 30, 2018, 11:55:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhegta dusheeda xididada dhiiga mara?

Started by Yusuf AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3579
Last post January 30, 2020, 10:22:41 PM
by Yusuf Ahmed