Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: 5 jir ilahay ku abuuray 1 xaniin?

(1/1)

Libaan bashir:
Su aasha aan qabo waxey tahay wiil yar baan dhalay oo 5 jir ah mar waxuu ilahay ku abuuray 1 xaniin mida kale meel walba waan gee yay wana laga wayay su aansha waxey tahay hadii uu wey nado xanintaas tarankisa wax ma ka badalee oo sida bini aadamka oo kale wax ma u dhali karaa masa u shaqeysan karaa marki uu xaas yeysho taas baa murug igu heysaa wilka yar mustaqbalkisa

SomaliDoc:
Hal xaniin waa lagu ilma dhali karaa, tarankane wax ma u dhibto.
Dad badan oo hal xaniin leh oo ilmo ilaahay siiyay way jiraan, shardigu waa in xaniintaasi ay shaqaynayso.
Shaqada, dareenka iyo kacsiga shaqo kuma lahan xaniin maqnaanta.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version