Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gacmaha iyo lugaha meshooda cad aya i dildilacasa?
(1/1)
Katra:
Dhakhtar waxa i haya mudo ilaïa 6 sano ah gacmaha iyi lugaha meshoda cad aya i dildilacasa wax dhacan an maleh wa qolof so go asa dhakhar dhowr jer wan u tage waxyna iso qoran (salibet) lakin wax ma isga garto o meshodi bay kasi wadan jexjexi. Fadal ila taliya wll mahadsanadin
SomaliDoc:
Waxaa dhici karto in aad qabtid xasaasiyada gacmaha, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1091.0.html
Fadlan la xiriir dhakhtar cudurada maqaarka si loo arko dildillaaca ka muuqdo gacmaha.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version