Author Topic: Hadii Qaatkii Laga Dhigay Khamro, Somalida Yaa U Maqan?  (Read 5459 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Waxbaro!

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 242
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Aqoontu Waa Iftiin
Hadii Qaatkii Laga Dhigay Khamro, Somalida Yaa U Maqan?
« on: January 22, 2008, 02:40:08 AM »
Niman khubaro ah una dhashay dalka itoobiya ayaa ku hawlan siday u samayn lahaayeen khamro ka suubsan cawska qaatka loo yaqaan.
Mid ka mid ah khubaradaan oo lagu magacaabo Eyasu Haile Selassie ayaa sheegay in khamaradaan ay dad badan soo dhaweeyeen ilaa hadane uu sameeyay 500 oo dhalo baroobo ahaan.

Eyasu waxa uu sheegay in uu ka ansixiyay khamradaan cusub dawladda lana sajilay inay ka mid tahay cabitaanda sida caadiga loo cabo ayna mar dhaw dibada u iib geyn doonaan.

Khamradaan laga sameeyay qaatka ayaa aad uga tan badan markii caadi ahaan loo cuno cawska qaatka.

Waxaa xusid mudan in qaatku uu ka mid yahay tiirarka dhaqaalaha ugu waaweyn ee dalka itoobiya sanad walbana ay ka helaan lacag gaareysa 100$ million oo dollarka maraykanka ah.

Somaliya waxa ay ka mid tahay wadamada sida aadka ah looga cuno qaatka, lacag badane ay dalka itoobiya ka soo gasho.
Halkaan ka akhriso warbixintaan oo lagu soo qoray Reuters

Waxbaro!


Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!


Offline Pharmacist

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 231
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Real Pharmacist
Re: Hadii Qaatkii Laga Dhigay Khamro, Somalida Yaa U Maqan?
« Reply #1 on: January 24, 2008, 12:45:44 AM »
Ilaah ayaa u maqan.
Mida kale qaatka hadii khamro laga dhigo umalayn maayo in suuq fiican uu ka heli doono soomaaliya.
Inkastoo ay jiraan dad ilkaha ka daateen oo qaatka shiita oo arintaan ku farxi doona!!! ;D
Dhibaatada caafimaadeed iyo dhaqaaleed ee qaatka uu keeno mid la soo koobi kara maahan.
Mahadsanid Waxbaro

Real Pharmacist
Pharmacist is highly-trained and skilled healthcare professional who perform various roles to ensure optimal health outcomes for his patients.

Offline Hasan_c.h.c

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Re: Hadii Qaatkii Laga Dhigay Khamro, Somalida Yaa U Maqan?
« Reply #2 on: February 03, 2008, 09:00:47 PM »
waa run ilaahay ayaa u maqal anigana waxaan dhihi lahaa
Dhalinyarada qayisha ee xaaslayaasha ah  + (LAGUDARAY) Xaasaska ay qabaan  &  carruurta ay dhaleen ee isuma qadada ah  X (LAGUDHUFTAY)    Lacagaha ay biil ahaanta u soo helaan ragga qayila oo ay u weeciyaan dhinaca Kabarada qaadka  ÷ (LOOQEYBIAY) Carruurtii oo baahi darteed calooshoodu isku dhacdo, qaarkoodna cuduro aan laga daweynin asiibaan – habeenkii marka ay guryahooda u soo hoydaan raggaas oo xaasaskooda ay kala kulmaan buuq carruurtiina qeylo & oohin, aakhirkiina uu sababsado furiin & qoys ilmo isu dhalay oo kala haajira  =( LA EGTAHAY)qaadku  waa bur-buriyaha qoysaska (Aabihii muqayil ah qoyskiisu ma xasilo, haddii uu u xasilana buuq & is qabqabsi kama dhamaado) “Dumarka xaaslayaasha ah ee raggoodu qayilo ha iska dulqaateen, samirkana ha kaashadeen Hana iskaga xoogsadaan caroortooda oo yayna ka dhaqaaqin
ILLAAHAYNA ha baryaan

Offline Diagnostic

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 281
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
  • Professional Diagnosis
Re: Hadii Qaatkii Laga Dhigay Khamro, Somalida Yaa U Maqan?
« Reply #3 on: February 04, 2008, 05:29:38 PM »
Thanks brother hassan for your Qat equation, because it really reflects the reality.
God help those women and children

Diagnostic
In diagnosis think of the easy first.
Martin H. Fischer

Offline Geeljire

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 87
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Hadii Qaatkii Laga Dhigay Khamro, Somalida Yaa U Maqan?
« Reply #4 on: February 05, 2008, 06:54:38 AM »
I heard also they want to produce khat juice in Ethiopia to be sold all across khat consuming countries.

You will soon find blended khat juices marketed as energy drink like the V drink in a store near you soon.

Innovative or not the debate on this one has already began with some people advocating for the drink version of khat as having less social and health issues from the traditional leave chewing.

~Geeljire


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56837
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8853
Last post October 26, 2016, 06:39:23 PM
by SomaliDoc
Faa'iidada laga helay qandhada "Rifty Vally"

Started by DoctoorBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 10430
Last post November 14, 2007, 12:30:34 AM
by Doctoor
Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18688
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawada oo aan sidii loogu talo galey loo qaadan

Started by JamaaluddiinBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 14471
Last post April 03, 2016, 10:41:02 PM
by Jamaaluddiin