Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan rabaa inaan u tago aysanne uur qaadin?

(1/1)

Shaakir999:
Asc somali doc.
Waxan rabaa inaan su'aal idin waydiyo. O ah:
waxaan mehersaday gabadh ka dibna waxanu ku heshinay aqal galkii 6 bilood ka dib,marka intaa ka horaysa waxan rabaa inaan u tago.marka waxan rabaa mudada ka horaysa inayna uur qaadin.marka maxan la iimaadaa.mid mesha way ku jirtaa qadarta alle,hadu illaahay doona way dhici. Lkn waxan raba maxaa asbaab la imaadaa.
Mahadsanidin.

SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan oo ka hadlayo siyaabaha uurka looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version