Author Topic: Su'aal: Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno)?  (Read 15387 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Wiil.Soomaliyeed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Asc Marka Koowad Qaybta Sualaha ayaan Fahmi Wayay Then Topic ayaan Iska Xushay

Qiso===   Waxaan Ahay Wiil Dhalin Yara Oo ah 26 Sano   Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno )    waxaan  Samaynayay Mudo Dhan 3sano
waxan Wadaba Waxan Kala Kulmi Jiray
Daal Diiiqad dhabarxanuun Xaga Hoose Ah

Waxa Igu Dhacay Hapeen Anoo Ficilkii Xuma
ee Dhan DIIn Iyo Dhan Cafimad Ku Ficnen
Ano Biyaha Iga So Dhacayaan Aya Qolki La Igu Garacay   markay Biyaha Saas Iga So Boden wan Naxay Gacanta ayaan Ku Qabtay Afkii Hore Ee Biyaha kasoo baxayeen Waxaan Kala Kulmay CaWaqib Xumo 
# Waxa Igu Dhacay Dareen La'aan hamo xun
#  waxa Igu dhacay Isbadal Kaddi
midabka Kaadida Cadan iyo Huruud Khafiifa oo isku Jira 
#waxaan Rabaa Talo Dag Daga


# dhalinyartana Waxan Leeyahay Ka Waantooba
Wad mahatsanntihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno)?
« Reply #1 on: January 09, 2016, 03:57:35 PM »
Su'aasha laba jeer ayaa soo qortay, jawaabta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6288.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 162222
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeno Waji Saliida? Maxaa lagu daaweeyaa?

Started by HaykalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 64464
Last post February 16, 2016, 10:07:14 PM
by SomaliDoc
Dawooyinka been-abuurka ah ee Somalia la keeno iyo dhibta ay geystaan (DHAGEYSO)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 10086
Last post May 07, 2011, 02:42:11 PM
by Drkheyre
Su'aal: Maxaa keeno inee ilmaha madaxa biyo ka galo?

Started by Fatima Hussein MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14391
Last post October 02, 2015, 10:46:27 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Qanjirka kilkilaha oo barara xiliga cadada maxa keeno?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5915
Last post March 03, 2016, 02:04:10 PM
by SomaliDoc