Author Topic: SU'AAL: WAX YAR AYAA QASKA UGA SOO BAXAY?  (Read 3540 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline OSMAN ABOKAR

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
SU'AAL: WAX YAR AYAA QASKA UGA SOO BAXAY?
« on: January 04, 2016, 10:25:39 PM »
ASC SALAAN KADIB WAXAAN CODSANAYAA IN LA IIGA JAWABO XAASKA AYAA WAX YAR OO QIYAASTII XABAD-GALEEY LA,EG AYAA QASKA UGA SOO BAXAY XANUUN MA LAHAN LAAKIN HADII AY RIIXDO AYEEY XANUUNEEYSAA MARKA MA BURABAA MISE PLEASE WAXAAN CODSANAYAA IN JAWAAB LAGA SIIYYO




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: WAX YAR AYAA QASKA UGA SOO BAXAY?
« Reply #1 on: January 09, 2016, 03:55:00 PM »
Fadlan la xiriirsaa dhakhtar cudurrada haweenka ah si loo eego.
Waxaa dhici karto in dhakhtarku uu cad ka qaado si uu u baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: