Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hurdo aan tayo laheyn?

(1/1)

Hooyo 143:
Asc Dr ajar allah haka siiyo wax qabadka waxbadana wan ka faaideysty. Dr mudk 3sana kahor waxa igu dhacay hurda waa soo booday. Habeno yar ayaan hutdadi wayay kadibna bil gudaheed waxey isku badashay hurdo aan tayo lahayn. Saas ay tahay 3sano howlaheyga wan watay inkasto culeys jiray. Suasheyda waxey tahay mudo bil hada waxan isku arkaa guux fara badan maskxda ana ka sexa karin iyo wadno xanuun? Wa maxey cudurada laga dhaxli karo hurdada xun? Sido kle waxaan aad u ruuga habeenki marka jiifo carabka
 Waa maxey asna carab ruugidas
Mhdsanid

SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan waxyaabaha laga dhaxlo hurdo la'aanta ama yarida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6186.0.html
Waxaad kaloo ka akhrisataa halkaane hurdo xumida waxyaabaha keeno iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html
Carabka oo la ruugo ama ilkaha oo la isku xoqo waa dabci ka tarjumayo maskaxda oo mashquulsan ama stress, waxaana la sameeyaa markuu qofka hurdadu ku xuntahay, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan arrimahaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3351.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version