Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: waxaan Kala Kulmay Kacsi Beel Ama Hamo Li'i?

(1/1)

Wiil.Soomaliyeed:
Waxaan Samaynayay 3sano Siikesiga
waxaan Kala Kulmay Kacsi Beel Ama Hamo Li'i
Kaadi Isbadal midab Cadaan iyo Hurud isku Jira
waxay Arintas igu Dhacday Habeen Aan Falka Sameeyay  Waxaan Raba Tallo Dhakhtar

SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan dhibaatooyinka laga dhaxlo siigeysiga iyo waxyaabaha lagu la tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version