Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Culays xaga wadnaha ah?

(1/1)

Ahmedsahal:
Asc doctor Hooyo day ayaa waxay kacaba naysaa culays xaga garbka bidix ah  gaar ahaan wadnaha ku aad kiisa waxbaa ku tagan sida quf muruq  camal waxa aariyo camal ah ayaa ku wareeganaya wadnahana culays ayay ka dareemaysa marka ay dacanayso nafis ayay dareemaysaa cudurka gaaska iyo dhiikarkana way qabtaaa :-[

     Waxa ka rajaynaa tallo wacan

SomaliDoc:
Cudurka gaaska wuxuu leeyahay wadna garaac iyo culees wadnaha ah, waxaa dhici karto inuu gaaska yahay, laakiin iyadane waa muhiim in laga check gareeyo wadnaha maadaama dhiigkar ay qabto.
Akhriso cudurka gaaska iyo astaamihiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Akhriso cudurka dhiig-garka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,467.0.html
Akhriso cilladaha wadnaha uu keeno dhiigkarka iyo astaamaha uu qofka dareemayo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,520.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version