Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Marka kacasan yihiin ESR?
(1/1)
Axlaam:
Asc waxan qabaa suaal.ku saabsan marka kacasan yihiin ESR ama wax lo yaqaan Erythrocyte sedimentation rate (ESR) ee u maryo 80mm/1hr waxa xanuuna usan qabin qofku ka ahayna daal jidhka ah faahfaahin ma.iga siin kartaa idanka mahadsan
SomaliDoc:
Horay ayaan uga jawaabnay su'aal tanoo kale ah ee halkaan ka akhriso waxa ESR uu yahay iyo waxyaabaha kiciyo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6001.0.html
Axlaam:
Aad u mahad santihiin jazakaallahum khayr waxaan isku dayi doona in dr la xidhiidho si baadhisa dheeradd an u sameeyo
Navigation
[0] Message Index
Go to full version