Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Quurada xanuun miyaa?

(1/1)

Jamiila Mohamed:
suaasheyda waxey tahay
quurada xanuun miyaa?
mase lakala qaada quurada?

SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan qoraal faahfaahsan oo ku saabsan khuurada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html
Khuuradu ma ahan wax la kala qaado.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version