Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Bushinta hoose oo i casaata?

(1/1)

Ashwaaq:
waxaan isku arkay mudobadan bushinta hoose oo icasaata dhaqqtar ayantagay waa qaliin ayuu iyiri markaan waydiyay sababta qaliinka waxuu iishegay in ay jiraan cudurubadan ee faruuryaha oo  bahal ayaa gala  ama qanjir ayaa xirma waxuuna iishegay in eeysan labadaas midna aheen teyda balse ay ubahantahey kaliya qaliin si xididada ay fresh u noqdaan marka ma kirta siyabo aan qaliinkaas uga badbadikaro thanks


SomaliDoc:
Fadlan akhriso qoraalkaan inta aadan qalin bishinta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html
Sababta lagaaga qalayo bishintane iima muuqato mana fahmin weli.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version