Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay faa'idada cunista Jarjar-ka?

(1/1)

Ashom:
Waad mahadsantahiin somalidoc.com
Waa maxaay faa'idada cunis ta jar jar Ka ama seedaha oo aana jiir ama baruurta aheeyn
Thanks

SomaliDoc:
Seedaha waxaa aad ugu badan protein-ka khaas ahaan nooca loo yaqaano "Collagen" waana proteinka ugu badan jirka, haddii aad cunto waxaad ka faa'idaysaa borotiin badan, ma lahan wax dufan ama karbohydrates.
Faa'ido wuu leeyahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version