Author Topic: Su'aal: DNA da xage laga hela ama qeybtey oga jirta jidhka?  (Read 3525 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Aden Ugaas

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: DNA da xage laga hela ama qeybtey oga jirta jidhka?
« on: January 15, 2016, 11:18:30 AM »
Asc wr wb dhakhaatirta sharafta leh salan kadib waxan idinka cosan laha inaad  2 sualod iga jawaabtan  suashas oo ku saabsan  DNA da wan garanaya difinitionkeda balse  tan kowad * DNA da xage laga hela ama qeybtey oga jirta jidhka bani adimka ?
* tan labad waxan arkay qof laga qadaya DNA waxana samplka laga qaday tinta marka qabke lagu ogada iney labadan qof is dhalen ?
 Waad mahadsantihin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: DNA da xage laga hela ama qeybtey oga jirta jidhka?
« Reply #1 on: January 21, 2016, 12:27:57 PM »
Ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2148.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56303
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8778
Last post October 26, 2016, 06:39:23 PM
by SomaliDoc
Faa'iidada laga helay qandhada "Rifty Vally"

Started by DoctoorBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 10350
Last post November 14, 2007, 12:30:34 AM
by Doctoor
Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18558
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawada oo aan sidii loogu talo galey loo qaadan

Started by JamaaluddiinBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 14313
Last post April 03, 2016, 10:41:02 PM
by Jamaaluddiin