Author Topic: Su'aal: Xanuunka ayaa cagta iga haayo in muddo ah?  (Read 3711 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Caliqadar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Xanuunka ayaa cagta iga haayo in muddo ah?
« on: January 11, 2016, 02:21:17 PM »
waxaan dhaqaatiirta somalidoc ka codsanayaa in ay ii faafaahiyaan jawaabna iga siiyaan Xanuunka ayaa cagta iga haayo in muddo ah weliba salaad subaxa markaan u soo kaco ayuu iigu daran yahay oo dhulka ma dhigi karo qoraxda markay soo baxdana caadi ayaan noqonaa
mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuunka ayaa cagta iga haayo in muddo ah?
« Reply #1 on: January 18, 2016, 02:10:17 PM »
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan cabashadaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: