Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Galmada iyo Uurka?

(1/1)

Mohamed Abdi Naasir Ali:
asc somalidoc waad salaamantihin ugu horeyn waan idin mahad celinayaa hadaan uguda galo suasheydaa waaa;-

xaaskeyga ayaan isku dhib qabnaaa o dhawaan baan is guursanay waxayna aad ugu cabanesaa shahwadeyda o aad ugubta ku  noqoto sida in bis baas lagu shubay, mana fadhin karto iney suuliga ucararto mooyee maxay noqon kartaa dhibkaa?

waxaan kalo rabaa marki ay kulmaan ukunta iyo sperm ka naagta mudo inte la eg ayay qaadane iney dareento iney uur qaaday o ay daremaheda is badali karaaan?

SomaliDoc:
Su'aasha koowaad jawaabteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5792.0.html
Su'aasha labaadne jawaabteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5839.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version