Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xamada Afka ah?

(1/1)

Zahra Mohamed:
ASC,Waxaa jira xanuunka xamada oo aynu u naqaano inuu ku dhaco afka, waxa ku dhacaya in afka mar walba uu xanuuno ayna dhibaan wxyalah kulaylka, dhanaanka iwm. kaas ayaan doonayaa inaan macluumaad iyo talin ka helo.

SomaliDoc:
Muxuu xanuunka xamada aad tilmaantay kaga duwan yahay xanuunka cabeebka ama umulowga afka ku dhaco oo qofkane dhibaan waxyaabaha dhanaanka ah iyo waxyaabaha kuleelka ah, haddii aan isla xanuunka ka hadlayno, horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version