Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaaskagu haday uur leedahay ma u tagi karta?

(1/1)

Abdiakani Saleban:
asc marka hore waxan salamay bahda somalidoc wad salamtihin walalayal
sualahyga
1)waxa weye xaaskagu haday uur leedahay ma u tagi karta haday haa tahay ila wakhtige lootegi kara?
2)  walalayal geedka dushiisa waxa iga soo baxay finan yaryar oon xanuun lahayn maxa lagu daweeya

SomaliDoc:
Wixii su'aalo ku saabsan galmada iyo uurka horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1705.0.html
Midda ku saabsan su'aashaada labaad, waxaan kugula talin lahaa in aad dhakhtar u tagtid si loo arko nabraha, kadib ayaa la ogaan karaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version