Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xididaha subaga indhaha mara oo xarkaga?
(1/1)
Ayda.144:
Asc walaalayal kheer allah idin siiyo ajar iyo xadanaad aan lasoo koobi karin allah idin siiyo walaal waxaa rabaa inaad iiga jawabtan maxaa keena xididka subaga wada ee indhaha inuu xarkaga kadib baalaha kore ee isha korkood inee soo bararto maxaa sawaba maxaase u daawo ah
SomaliDoc:
Inkastoo su'aashaada aysan cadayn, laakiin waxaan u fahmay in aad ka hadlaysid qanjirka dufanka isha markii uu ku xirmo, kadibna bararo taasoo caafimaad ahaan loo yaqaano "Chalazion", haddii sida aan u fahmay sax tahay, ii soo jawaab.
Waan kuu faahfaahin doonaa xaaladdaan insha'llah.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version