Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Fooshu Dhiig Ma Wadankartaa?
(1/1)
Barkhat:
Salaan qaali ah ka bacdi waxaan diktoorka waydiinayaa gabadhu marka ay foolanayso biyaha fooshu markay soo dhamaadaan haddii dhiig ka yimaado ma wax caadi ah baa mise waa cilad ama xanuun?.
Waad mahadsan tahay wll.
SomaliDoc:
Fadlan qoraalkaan akhriso, Waa astaamaha foosha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,494.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version