Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxa i xanuunaya xabadka dhanka feeraha?

(1/1)

Qalbiyare:
Asc dhakhaatirta sharafta leh e u heelan mar walba inay caawiyan bulshada soomaliyeed waxaa mar mar i xanuuna xabadka weliba dhanka feeraha markan hindhisayo iyo markan hurdada kaso kaca mar bn dhakhtar tagay raajo ayuuna iga saaray wuxuna i dhahay gaas ba ku haya feerahaga wa caadi ee fadlan iga jawaaba su'ashayda hadi an horay la idin weydiin mahadsanidin.

SomaliDoc:
Fadlan akhriso qoraalkaan ku saabsan noocyada feero xanuunka iyo cudurrada kala keeno, adigaa fahmi doono xanuunkaaga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version