Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gastric, Hurdo la'aan, Welwel iyo Naxtin?

(1/1)

Khansa Abdirahman:
Asc wll wad mahadsanthin.dhaman somali.doc waxan idin waydinaya waxan ahay qof qabta gastric deed waxan osku arka wal wal aad u faro badan.naxdin murugo hurdo la aan waxa inta I dher hurdo la aan marka.ma xanun kala.mise gastric unba saas sameya

SomaliDoc:
Inta aad tilmaantay gaaskaba wuu leeyahay, fadlan akhriso qoraal ku saabsan arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version