Author Topic: Su'aal: Muxuu yahay inuu carabkuu kala dilaado?  (Read 2958 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shiekh

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Muxuu yahay inuu carabkuu kala dilaado?
« on: January 17, 2016, 01:11:33 AM »
Dr adoo mahadsan waa maxay marka carabku qofka kala dilaaco hadana aan waxba xanuun ku hayn




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Muxuu yahay inuu carabkuu kala dilaado?
« Reply #1 on: January 21, 2016, 01:45:20 PM »
Ka akhriso halkaan waxyaabaha keeno carabka dildillaaco ama jeexjeexmo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6247.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33705
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: labada naas iyo labada xaniin oo kala wayn?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10771
Last post August 30, 2015, 07:08:45 PM
by SomaliDoc
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 291418
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal : Gacanta bidix kala gooys calaacasha iyo gacanta ayaa i xanuunta?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 41432
Last post January 20, 2018, 03:01:49 PM
by Abdirizak Hazzan
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78531
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc