Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaniyaha oo xanuuna?

(1/1)

Bibaaye:
Asc maxa kena xaniya xanunka iyada oo shawho ay so racdo kadida thanks

SomaliDoc:
Shahwada ama biyaha ka dambeeyo kaadida waxaad ka akhrisataa jawaabteed halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html
Midda xaniinyo xanuunkane way isla xiriiri karaan ee iska fiiri cudurrada ku qoran jawaabta kore ee aan kuu tilmaamay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version