Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Makaan dheeliga maxa ka jira?

(1/1)

Hani mohamed:
As. Wad mahadsantiin group ka oodha

Waxaan qabba laba su'alod oo kalla ah
1 makaan dheeliga maxa ka jira
Maxa lagu gartaa astaamo ahaan hadu jiro maxaase lagu daweyn karra
2 tuunboyonka uu dhaxeeya ilmo galeenka iyo ugxan sidayaasha hadey xidhan yihiin maxaa lagu garan karra ee astaamo ah

SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan Makaan dheeliga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0
Ka akhriso halkaan tubooyinka xirmo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5791.0.html
Haddii aad faahfaahin u baahan tahay isla halkaan ku soo gudbi.

Hani mohamed:
Wad. Mahadsanyiin bahda dhaqaatiirta alle ha idinka jasaa'ii siiyo akhiro iyo aduuun

Su aasheyda labad. Waxey aheed
Wiixio astaamo ah ee hore loogu garan karro in ku xidhanyiin tuuboouin ugxan sidayaashu
Maaha in ii xidhayiin oon ogahayba
Mahadsantiin mar 2aad

SomaliDoc:
Ma jiro astaamo gooni ah oo la rabo inuu qofka dareemo markii laga shakisan yahay in tubooyinka ay xiran yihiin.
Waxaana loo baaraa arrintaan markii haweentu ay ka cabato in ay uur qaadi waysay, taasoo haddii hormoonada la baaro ay dabiici yihiin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version